Taliyihii xalay is-casilay ee Booliska Dhuusamareeb oo laga soo dejiyey Muqdisho

Taliyihii xalay is-casilay ee ciidanka booliska magaalada Dhuusamareeb Dhamme Burhaan Axmed Rooble ayaa Taliska Booliiska Soomaaliyeed waxa uu uga yeeray magaalada Muqdisho oo uu galabta soo gaaray. Taliyaha ayaa xalay sheegay in loo gacan dhaafay, ayna saraakiil ka sareysa saldhiga Dhuusamareeb ka sii daayeen dad lagu tuhunsanaa Shabaab. Wararka ayaa sheegaya in taliyaha laga doonayo … Continue reading Taliyihii xalay is-casilay ee Booliska Dhuusamareeb oo laga soo dejiyey Muqdisho